Jadwalka maliinlaha ah ee ah inan ku dhaqano.
1:
xilli hore seexo habenkasta 10pm
2:
waxaad soo kacdaa 3am
3:salatul
layl ama tuhajid tuko 3:30am ilaa 4:15am
4:
10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am
ilaa 4:35am ducaysu ilaa 10 daqiiqo oo
illhy wxaad rabid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5:
saxuuro 4:45 am ilaa fajrka inta udhaxysa
6:markaa
saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7:
salad subax xiligeeda tuko
8:wxaa
aqrisataa adkaru sabaax ilaa 6am
9:
naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada
10:tuko
saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am
11:markasta
quraanka dhagyso
12:
salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo
13:
salaada casar xiligeeda tuko adraaku masaa'na aqri iyo quraan
14:ku
afur mrky qorqxada dhacdo wxaa hystaid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wx
walba ad rabtid intaadan afurin kahor
15:
tuko cishaha waqtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16:tarawiixda
kadib 5 daqiiqo wxaa ka fakartaa malintaada sidey ahyd iyo wxa kuu qabsoomay
nafsadaadana waydii suaalahan
Mxaa
sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Mxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa o?
Intaasoo
dhn kadib badi sadaqadaa bixinysid oo caawi dadka baahn
Illhy
wxan ka baryeynaa ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo
habka quranka ad ku dhamyn kartid 30ka
jus 30malmood
Salada
subax kadib :4bog
Salada
duhur kadib : 4bog
Slaada
casar kadib : 4bog
Slaada
maqrib kadib :4 bog
Salaada
cishe kadib : 4bog
Habka
aad ku dhamykartid 30ka jus 15 bari
Slada
subax 8bog
Slada
duhur 8bog
Salada
casar 8bog
Salda
maqrib 8bog
Slada
cishe 8 bog
Habka
aad ku dhmayn kartid 30ka jus 12 malmood
Slada
subax 10 bog
Salda
duhur 10 bog
Slaada
casar 10bog
Salda
maqrib 10 bog
Slada
cishe 10 bog
Habka
aad ku dhmyn kartid 30ka jus 10 malmood
Slada
subax 12 bog
Salada
duhur 12 bog
Slada
casar 12 bog
Slada
maqrib 12 bog
Slada
cishe 12 bog
Qaybataan
wxaa logo talagaly dadaka Hankooda aadka usareeyo wxa ku dhamyn kartaa 30ka jus
6 maalmood
Salda
subax 20 bog
Slada
duhur 20bog
Salda
casar 20 bog
Slada
maqrib 20 bog
Slada
cishe 20 bog
Akhris wanagsan walalayal.
0 Commentaires